DEG DEG: Madaafiic ku habsatay xaafado ku dhow Villa Somalia & Khasaare ka dhashay

Madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa waaberigii saaka si wayn u hareeyay agagaarka xarunta madaxtooyada Somalia ee magaalada Muqdisho. Hoobiyayaasha oo tiradooda lagu sheegay saddex ayaa jugtooda si wayn looga maqlay aaga madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in madaafiicdaas ay ku habsadeen xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar-weyne iyo Boondheere, iyadoo … Continue reading DEG DEG: Madaafiic ku habsatay xaafado ku dhow Villa Somalia & Khasaare ka dhashay